Baarlamaanka Soomalaiya oo ansixiyay Sharciga Batroolka

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay ansixiyeen Sharciga Batroolka ee dalka oo horay ay u meel mariyeen golaha wasiirada Soomaaliya
.
154 Xildhibaan ayaa fadhiyay golaha shacabka , waxaan ansixiyay 150 Xildhibaan,halka 4 Xildhibaan ay ka aamuseen sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Muudey.

Maamul goboleedyada dalka ayaa horay dowladda ugu dhaliilay ansixinta xeerar aysan kala tashan, lamana oga ilaa iyo haatan jawaabta ay ka bixin doonaan.

<