
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa been abuurasho aan loo meel dayin ku tilmaamay hadalkii yaqyaqsiga lahaa ee kasoo yeeray wasiir Goodax-barre, kaasoo xalay sheegay inuu fashilmay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland.
“Imtixaankii Puntland sidii loogu talagalay ayuu u socdaa, wasiirka isaga ayaan caddeynta ka rabnaa halka uu ku fashilmay”.
Wasiirka waxa intaas ku daray in aysan wax xidhiidh ah lahayn wasaaradda waxbarashada ee DFS.
Puntlandi.com