Daawo Wasiir Goodax oo mar kale weeraray Puntland, sheegayna in imtixnkii Puntlnd kashifmay, Xili imtaxnku guul laga gaaray

Wasiirka wWxbarashda DF Cbdullaahi Goodax Bare ayaa maant xili uu Magaalada Jowhar ugu khudbaynayay Atday iyo walidiin Xanaqsn ayuu ku beer laxawsadey hadal been ah oo uu ka sheegay imtaxaanada ka bilowday Puntland.

Xiliga Wsiirku uu khudbaynayay waxaa Punt├Žand k socday qaadida imtxaanada, wuxuun yiri Wasiirku ” Maantadaan la joogo imtixaandii Puntland waa kashifmeen”.

Wsaarada Waxbarashda Puntland waxay Puntlandi.com u xaqiijiyeen in Imtixndu ay sidii loogu tala galay ay ku bolowdeen.

Hadalka Wasiirka oo ah Been abuur aan jirin ayaa noqon doona fadeexad hor leh, iyadoo l sugaya waxa ay kaga jawaabayaan Xildhibanada Aqalka Sare ee Reer Puntlnd oo horay ugu hagoogtay Wasiirka markuu hdalkii hore ka fakaday.

Hoos ka daawo Goodax oo yiri Imtixaankii Puntland wuu kashifmay

<