(Sawirro): Garacad Deked noocee ah ayay yeelan doontaa?

Qalabkii lagu dhisi lahaa dekeda Garacad  ayaam maanta waxaa la gaarsiiyay degmada Garacd waxaana sii galbiyay ciidamada amniga Puntland.

Qalabkan ayaa ah mid casri ah oo noociisa aan horay loo keenin dalka.

Daawo .

<