Madaxweynaha Soomaaliland oo codsaday in puntland iyo Soomaaliland ay isdhaafsadaan Maxaabiista

Madaxweynaha Soomaaliland oo caawa ka khudbaynayay Xaflada 18 may ee Soomaaliland ayaa ku baaqay in Soomaaliland ay diyaar utahay inay nabad galyo kula noolaato wdamada Dariska.

Muuse Biixi Cabdi wuxuu sheegay in Soomaaliland ay codsanayso in Puntland iyo Sopmaaliland ay isdhaafsadaan Maxaabiista.

Hadalka kasoo yeeray Muuse Biixi ayaa kusoo beegmaya wakhti wal ay labada dhinac ku jiraan xaalad Dagaal.

Dhinaca Puntland wali kama aysan hadlin codsiga Kasoo yeeray Soomaaliland.

Puntlandi.com
Garowe

<