(Dhegayso): Xaalad biyo la,aan oo laga soo sheegayo deegaano hoose yimaada degmada Baran

Gudoomiyaha  Tuulada  Xarka dheere oo hoos timaada degmada Baran ee gobolka Sanaag  Jiif Caaqil Maxamed Cali  ayaa waxa uu ka hadlay xaalad bani,aadanimo oo kajirta Tuulada iyo biyo la,an daran

Dhanka kale roobabkii Guga ayaa waxa uu ka curtay deegaano badan oo katirsan Puntland.

Dhegayso.

<