
Safiirka dalka Ingiriiska ayaa kismaayo kula kulmay madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe,waxayna ka wada hadleen arimo dhawr ah oo ay kamid yihiin ladagaalanka Al-shabaab.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Warbiihinta lahadlay markii uu kulanka soo dhamaaday.