(Dhegayso) Ururka ONLF oo si kulul uga hadlay Gaaska dabiiciga ah ee laga helay Ismaamulka Soomaalida

Dowladda Itoobiya ayaa dahawaan waxa ay shaaca ka qaaday in dhulka dowladd deegaanka Itoobiya laga helay Gaas gaaraya 1.6 Trillion Cubic Feet.

Shirkad dhinaca Tamarta ah oo laga leeyahay dalka Britain marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan  New Age (African Global Energy Ltd) ayaa deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ka heshay keyd gaaska dabiiciga ah oo gaaraya 1.6 Trillion Cubic Feet.

Gaaskaasi laga helay Ismaamulka Itoobiya ayaa sida loo qabsan doono iyo damaca Itoobiya waxaa ka halday Afhayeenka Ururka Afhayeenka ONLF C/qaadir Caddaani Hirmooge.

Dhegayso.

 

<