(Dhegayso) Falanqeyn: Shirka Garoowe uga socda madaxda DFS iyo dowladd goboleedyada maxaa laga fili karaa in ay ka soo baxaan?

Xildhibaan Siciid Diiri oo horay uga soo mid noqday Baarlamaanka Puntland ayaa dhaan Dabagaale ku tilmaamay shirka ka socda magaalada Garoowe, waxaan uu eedeen ujeediyay madaxda DFS .

Xildhibaanka oo uwaramay Puntlandi.com ayaa sheegay in madaxda dowladda Soomaaliya ay yihiin niman aan dalka iyo dadkaba aan udanaynaynin.

Sababta loo heshiin waayay ayuu ku sheegay Xildhibaanka in ay tahay hogaan xumo katimid dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Halkan ka dhegayso.

 

<