Roobabka Gu’ga oo ka bilowdey Gobolada Dhexe

Mudug iyo Galgaduud oo roobsadey Habeynkii taladada 7/5,2019

Galbeedka Gobolka Mudug waxaa caawa oo talaado ah ku hooray roob lagu diirsadey kasoo biyo badan dhigay.

Gobolka Galgaduud meelo badan ayaa Roobsadey wuxuuna u badan yahay nawaaxiga Caabudwaaq.
Ilaa hada khasaare ma jiro uu roobku geystay, laakiin Dad iyo Duunyaba aad ayaa loogu qabowsadey.

Bursaalax iyo Nawaaxigeeda ayaa roobku u badan uu ku hooray aad ayuuna u biyo dhigay,

Guud ahaan meelo badan oo labadaan Gobol ah cirku aad uyuu u rooban yahay. Jawiga hawaduna aad ayuu u wanaagsan yahay.

Faahfaahin buuxda kala soco Wararka puntlandi.com ee arbacada .

Puntlandi.com

<