Reaction after Lucas Moura’s second-half hat-trick completed an incredible comeback for Tottenham at Ajax and sent them into the Champions League final.

Tottenham waxay caawa cashar u dhigtay Kooxda reer Holland ee Ajax, kadib markay 3-2 ku garaacdey guriga Ajax.

Ciyaartii hore ee Guriga Tottenham waxay Ajax ku soo badisay 1-0.

Finalka Sanadkaan Champion leageu waxaa isugusoo baxay laba kooxood oobIngiriis ah , Liverpool iyo Tottenham, waxaa 1 juun lagu ciyaarayaa Finalka Garoonka Athletic Madrid ee Magaalada Madrid.

<