(Dhegayso) Warbixin: Shilalka gawaarida iyo xiliga xagaabaxa Bosaaso

Iyadoo lagu guda jiro xiligii xagaa baxa ee magaalada Bosaaso, ayaa waxaa dhanka kale aad u soo badanaya shilalka gawaarida safarka ah.

Shilkii udambeeyay ayaa waxa uu ka dhacay degmada Waaciye.

Maamulka gobolka iyo taliska qaybta Booliiska gobolka bari ayaa awaamiir adag ka soo saaray  darawalada gaadiika sida xawlaga ku wada.

Hadaba wariyaha Puntlandi.com  ee Bosaaso ayaa warbixintan ka diyaariyay.

<