(Dhegayso) Taliska qaybta Booliiska gobolka bari oo awaamiir soo saaray

Taliyaha qaybta Booliska gobolka bari  Xuseen Cali Maxamed oo maanta waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa  ka hadlay dilal habeenadii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Bosaaso iyo howlgalo amniga lagu xaqiijinayo.

Taliyaha ayaa sidookale waxa uu digniin udiray dadka xiliga Ramadaanta xaaraanta kariya iyo kuwa iibiya.
Dhegayso.
<