
iyadoo dhawaan wasaarada arimaha Diinta iyo Awqaatta Soomaaliya ay magacawday guddiga qaban qaabada Xujayda Soomaaliyeed ayaa waxaa arintaasi ka soo hor-jeestay maamulada Puntland iyo Galmudug.
Wasiirka Cadaalada dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa sheegay in dhowr jeer oo hore ay Puntland ka codsatay dowladda dhexe in qoondadii Puntland ee xujayda dowladdu ay cadayso.
Dhegayso.