(Dhegayso) Maxaa ka soo baxay shirkii Wasaaradaha qorshaynta dowaldda iyo dowladd goboleedyada?

Wasiirka  wasaarada qorshaynta ee dowladda Puntland  cabdiqafaar Xange ayaa  Warbaahinta u akhriyay  War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wasaaradaha qorshaynta ee dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Dhegayso.

<