(Dhegayso) Foostada Biyaha deegaanka Xarigle ee gobolka Sanaag waxa ay ka maraysaa 200 oo doolar

Deegaano hoose yimaada degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa waxaa laga soo sheegayaa abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Tuulada Xarigle ayaa kamid aha meelaha ay abaarta darani ka jirto oo ay ku nool yihiin 150 qoys oo reer guuraa ah, kuwaas oo aan haysan biyo iyo baadba.

Dhegayso.

<