(Dhegayso) Amniga gobolka Cayn iyo masiirka gobolka oo laga shiray

Gudoomiyaha gobolka Cayn  Cabdirisaaq Xaaji Xasan ayaa kulan looga ahdlaayay amniga gobolka iyo  xaalada gobolka waxa uu laqaatay saraakiisha laamaha amniga , Odayshaasha dhanka, Isuduwa yaasha gobolka ee wasaaradaha  kala duwan ee dowladda Puntland, Aqoonyahanada iyo Dhalinyarada gobolka Cayn.

Hadaba halkan ka dhegayso qodobadi laga dooday

<