(Akhriso) Maamulka gobolka Nugaal oo Amar culus soo saaray

War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Nugaal ayaa lagu mamnuucay in la qabto shirar iyo kulamo aysan ka war-hayn maamulka gobolka Nugaal iyo laamaha amniga.

Halkan ka akhriso.

<