Akhriso degmooyinka iyo dhulka miyiga ee Roobku Gugu ka da’ay

Gobolka Mudug

Magaalada Gaalkacyo

Xarfo iyo dhul badan oo miyiga ah ayaa kamid ah meelaha roobku ka da’ay

Gobolka Nugaal

War gaduud

waylaliqo

Ceel xagar

Lami lammaane

iyo meelo kale oo hoostaga Deg-Godob jiraan.

Gobolka Cayn

1 :Dan Dan
2 Sarmaan
3 Banyaal
4 Xamar lagu xidh
5 Cararayn
6 Dhilaalo
7 Geeddheer
8 Saaxdheer
9:Balicad 

Gobolka Galgaduud

Bohol,

laas xaadow,

shiikhaaley.

Galxamur,

Afweyn,

Balicad,

Dumaaye,

Boorre,

Ceeldheere,

Tuur libaax.

Degmadda Matabaan iyo qayb kamida tuuloyinka ka tirsan ee kala ah.

Baraagaha Diinle, Dogobley, Goofaddo, Dixadle. Lamo, Kaniicaale.

 

<