Qodobo horudhac ah oo lagasoo shirkii Garowe ka socday

Shirkii maalmihii laso dhaafay ka socday magaalad Garoowe ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwo dowlad-goboleedyada ayaa waxaa is afgarad laga gaaray qodobadaan hoose:

1.In dib loogu noqdo xeerka doorashooyinka iyo petroolka ee horyaala barlamaanka Soomaaliya
2.In madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf loogu daro muddo kordhin dhan halsano(1 sano)barlamaanka Galmudugna Cadaado lagu soo celiyo.

3.Sameynta golaha iskaashiga dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada
4.In si wada jir ah loola dagaalamo argagixisada
5.In dib loo bilaabo wadaxaajoodkii Soomaaliland

<