Maamulka gobolka Nugaal oo soo saaray go’aan lagu mamnuucayo in shirar lagu qabto Garowe.

Maamulka Gobolka Nugaal ayaa soo saaray amar ah in aan shir uusan ogeyn lagu qaban karin Hotelada iyo Xarumaha Jaamacadaha, iyadoo aan fasax ama ogolaansho looga heysan Maamulka.

Warqad ka soo baxday Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Nugaal oo ku taariilkheysneyd 6 May ayaa waxaa la faray Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal in ciddii u hoggaansami weydo awaamiirtaas laga qaado tallaabo sharci ah.

Halkaan hoose ka akhriso.

<