(Dhegayso) Waraysi: Xaalada degmada Ufayn ee gobolka bari ?

Gudoomiye ku xigeenka Ufeyn Siciid Gallol Siciid  oo manata la soo xiriiray warsidaha Puntlandi.com  ayaa ka hadlay xaalada degmada Ufayn ee gobolka bari,xili dadka ka soo xagaabaxaya magaalada Bosaaso ay ku soo qul qulayaan degmada .
Guddoomiyaha waxa uu sheegay in degmada ay ka jirto abaar iyo biyo la,aan sanadkan oo dadka iyo duunyaduba ay aad uliitaan.
Dhegayso.
<