(Dhegayso) Saameenta Abaarta dad iyo duunyo ee degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu

Guddoomiyaha degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu Abshir Maxamed Axmed oo lahadlay warsidaha Puntlandi.com ayaa sheeegay in tuulooyin badan oo degmada hoos yimaada daka iyo duunyada ay halis ugu jiraan haraad iyo  gaajo.

Waxa uu sheegay in abaarta ay u sii dheertahay biyo la,aan daran maadaama lagalay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
Dhegayso.
<