(Dhegayso) Tirada shaqaalaha dowladda Puntland oo la sheegay in ay gaartay 5kun oo qof

Wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee dowladda Puntland Jaamaca Faarx Muuse ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Puntland inta badan ladiiwaan galiyay loona sameeyay kaarar aqoonsi ah.

Wasiirka ayaa sheegay in tirada shaqaalaha ay ka badan tahay 5kun oo qof.

Waraysi uusiiyay Puntlandi.com ayuu sidaasi ku sheegay Wasiirka maanta.

<