Madaxweynaha dowladda Puntland oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha Ramadaan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ugu hambalyeeyey ummadda Islaamka ah, shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Shacabka reer Puntland dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

<