Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Garoowe ku soo dhoweeyey Madaxweyanaha Galmudug

: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhoweeyey Madaxweyanaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka qayb gelaya shirka Wadatashiga ah ee Garoowe ka furmi doona.

<