Madxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Kheyre oo Garowe imaanaya maanta

Waxaa Garowe ka socda qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha DF Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Raydal Wasaar Xasan Cali Kheyre.

Waxaa Xiga oo isna maanta imanaya Madaxweynaha Jubbaland Sayid Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Xaaf ayaa isna la sugayaa maanta.

Waxaa hada Garoonka Diyaaradaha Garowe ku sugan Masuuliyiin soo dhaweynaya Masuuliyiinta.

Waxaa Garowe loo imanayaa Shir ay wada yeelanayaan Madaxda Soomaalidu.

Puntlandi.com
Garowe

<