DEG-DEG: Raysal Wasaare Kheyre oo soo gaaray magaalada Garowe

Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Garowe soo gaaray.

madaxdii iyo waftiyadii Shirka qayb galilahaa waxaa ka maqan Madaxwaynaha Galmudug iyo Madaxwaynaha Soomaaliya oo berri Garowe imaan doona

Waxaa kaloo haatan Garowe ku sugan Madaxwaynayaasha Jubaland ,Koonfur-Galbeed Hirshabeele.

<