(Sawirro) Shirkii golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga dalka iyo Abaaraha

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Dhacdooyinkii iyo Waxqabadkii Todobaadka, Aminga dalka, Safarkii Madaxweynaha ee Dalka Dibaddiisa, U diyaar garawga shirka wada-tashiga iyo Warbixino kale.

Sawiiro.

<