(Dhegayso) Ahmiyada Xuska maalinta shaqaalaha aduunka ee 1, bisha May 2019

Meelo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya waxaa maanta laga xusay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku beegan 1 bisha May,219.

Hadaba ahmiyad intee laeg ayay maalintan uleedahay shaqaalaha Soomaaliyeed?  Shaqaalaha Soomaaliyeed mayihiin kuwo hela xuquuqdooda aasaasiga ah ? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Burhaan Maxamed Cali oo bare  ka ah kuliyada shareecada iyo qaanuunka ee jaamacada Badda cas.\
Dhegayso.
<