(VIDEO) Maxaa looga dooday shirkii Abaaraha ee Puntland ?

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta shir gudoomiyey shir deg deg ah oo Abaarta looga hadlayo. Shirka waxaa ka qayb-galay Wasiiro, Guddigii Abaaraha, Hay’addaha dowladda iyo Kuwa UN-ka

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ( Abdiqafar Hange ) ayaa ka warbixiyey.

Daawo.

Abaaraha Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta shir gudoomiyey shir deg deg ah oo Abaarta looga hadlayo. Shirka waxaa ka qayb-galay Wasiiro, Guddigii Abaaraha, Hay'addaha dowladda iyo Kuwa UN-kaWasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ( Abdiqafar Hange ) ayaa ka warbixiyey.

SlÄet op af Puntland State House i Tirsdag den 30. april 2019

<