(Dhegayso) Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Galan“Hanjaabaddii Daacish way dhamaatay hadda iyagaa ayaa la beegsanayaa”

Wasiirka wasaarada amniga dowladda Puntland Cabsisamada Galan oo warasi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in la soo afjaray kooxihii Argagixisada ahaa ee lacagaha baada ka qaadan jiray ganacsatada Bosaaso.

Waxa uu sheegay wasiirka in hada ay iyago yihiin dadka labar tilmaameedsanayo oo ay duqeymaha ka socdaan.

Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Puntland ay ladagaalnka Argagixisada ay la kaashan doonto , cidkasta oo gacan ka siin karta ciribtirka Daacish iyo Al-shabaab.

 

<