(VIDEO) Jamhada dib u xoraynta gobolada waqooyi oo fariin udirtay Madaxweyne Muuse Biixi

Taliyaha Jabhada dib u xoraynta degmada Yube Iyo deegaanada hoos-yimaada Taliye Bashiir Axmed Jaamac Shire ayaa fariin adag  waxa uu u diray maamulka Muuse Biixi ayaa yiri”!

“Waxa aan u dhibanahay oo aan banaanka u taaganahay, oo aan roobka Iyo cadceeda u taaganahay, 0o aan Baasaboorkayga u Jarjaray waa xoraynta dalka”.

Daawo.

DAAWO :- Taliyaha Jabhada Dib u Xoraynta Degmada Yube Iyo Deegaanada Hoos-yimaada Taliye Bashiir Axmed Jaamac Shire Oo Fariin Adag u Diray Maamulka Muuse Biixi Ayaa Yiri"!"Waxa Aan u Dhibanahay Oo Aan Banaanka u Taaganahay, Oo Aan Roobka Iyo Cadceeda u Taaganahay, Oo Aan Baasaboorkayga u Jarjaray Waa Xoraynta Dalka".#SHARE.

Slået op af Mohamoud Abdulqaadir Warsame Abdi i Lørdag den 27. april 2019

<