(Sawirro) Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Madaxweynaha dowladda Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Madaxweynaha ayaa waxa uu safar shaqo ugu maqnaa dalalka Isutagga Imaaraadka Carabta iyo Kenya .

Sawirro.

Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature
Image may contain: airplane, sky and outdoor
Image may contain: 1 person, sky, airplane and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, shoes and outdoor
<