Mdaxweyne Dani oo badalay habdhaqankii loosoo dhaweyn jiray Madaxda Soomaalida

Madaxda Soomaalida Markay kasoo degayaan Garoomada Diyaaradaha waxay u dhaqmaan qaab kaligii taliye waxaa garoonka Diyaaradaha loo daabuleeyaa raxan shacab ah oo soo dhaweeya.

Halka Dunida horu martay uusan qaabkaas ka jirin,Hogaamiyayaasha Dalalka horumaray ma jirto cid kusoo dhaweeya Garoomadoooda Diyaaradaha markay Dhoofayaan ama Soo degayaan.

Soomalida waxaa soo dhaweeya Kooxo shcab h iyo kooxo labda Goæe ah.

Madaxweyne Dani maant wuua diiday in cid uga hortimaado Garoonka Doyardaha, aan ka ahayn Howlwadeenadiisa.

Waa habdhaqan fiican Mudane Madxweyne, waxaan filayaa in kuwa federaalku ay kugu dayan doonaan.

Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature
Image may contain: airplane, sky and outdoor
Image may contain: 1 person, sky, airplane and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, shoes and outdoor