(VIDEO) Shaqaalaha dowladda Puntland oo looga digay musuq maasuq

Boosaaso Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi "Xukunka lagu riday Sarkaalkan ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda waxa uu digniin u yahay dhamaan shaqaalaha Dawladda ee Dakhliga soo xereeya"Muuqaalka hoos ka daawo Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

SlÄet op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Mandag den 22. april 2019

<