(VIDEO) Xuska maalinta Malaariyada oo Bosaaso lagu qabtay, Hal ku dhiga sanadkan waa, kabilow ciriibtirka cudurkan naftaada…”

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa manta magalada Bosaso ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta Wacayi galinta cudurka Duumaada ee caalamka.

Munaasabad  ayaa waxa ay ka dhacday xarunta dowlada Hoose ee  degmada Bosaso,waxaa na ka  soo qayb galay Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Shidaalka Puntland Axmed Taaraan,maamulka Gobolka , kan degmada, iyo  Hay’adaha la shaqeeya wasaasarada caafimaadka  Puntland, oo isugu jira kuwo maxali ah iyo kuwo caalami ahba.

Munaasibada ayaa  waxaana hal ku dhig looga dhigay sanadkan,  ka bilow naftaada ciribtirka cudurka Duumada.

Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: 1 person, suit
Image may contain: 2 people, people sitting and hat
Image may contain: 4 people, closeup

<