(VIDEO) Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Shirkii Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta waxaa looga  hadlay arimaha Abaaraha ka jira Puntland, xaalada caafimaad ee  gobolka Sool oo uu ka dilaacay Cudurka shuban biyoodka iyo diyaar garowga boqolka maalmood ee ay xukuumadu jirsatay.

Daawo.

shirka golaha wasiiradda.

Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, isgaarsiinta iyo dalxiiska Puntland Mudane Cali Xasan Axmed Sabaareey ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii looga hadlay shirka maanta.

Slået op af Puntland State House i Torsdag den 25. april 2019

<