(Dhegayso) Xarunta cusub ee dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo oo xariga laga jaray

Waxaa maanta xariga laga garay xarunta cusub ee dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo kadib markii Argagixisada Al-shabaab  21, August 2016kii  ay qarax la eegteen dowladda hoose ee Gaalkacyo.

Dhismaha xaruntan ayaa waxaa ka qayb qaadatay Hay,ada UNDP,waxaana xariga si wada jir ah uga jaray wasiiro katirsan  Puntland iyo dowladda dhexe.

Dhegayso.

<