
Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta ka furmay kulan looga hadlayey wada shaqaynta wasaaradda qorshaynta iyo Hay’adaha caalamiga ah.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay ilaa iyo 17 Ha,adood oo Puntland ka howlgala.
Madaxweyne kuxi-geenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa ka soo qayb galay daah furka shirkan.