(Dhegayso) Waraysi: Wasiirka Beeraha Puntland, Gamadiid oo Puntland uga waramay kormeer uu kumarayo deegaanada Puntland ee ay Abaartu ka jirto

Wasiirka deegaanka beeraha iyo waraabka Puntlans Ismaaciil  Diiriye Gamadiid oo maanta waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa waxa uu kahadlay kormeer uu ku marayo isaga iyo wafdi uu hogaaminayay deegaanada Puntland,iyagoo u  kuur galayay xaalada abaarta abaarta iyo biyo la,aanta ka jirta deegaanada Puntland.
Wasiirka ayaa sheegay in roobabkii Guga uu  ka dib dhacay xiligii la filayay,dadka iyo duunyadana ay aad uliitaan.
Dhegayso.
<