BREAKING NEWS Shirkii Jaraa’id Nairobi -‘ Daawo Xisbiyada Mucaaradka iyo Beesha Caalamka Shirkii Nairobi uga socday” Xukuumada Farmaajo waa in la badalaa, way fashilantay

Xisbiayada Mucaaradka ah, qaar kamid ah Xildhibaanada Federaalka iyo Xubno Beesha Caalamka ah ayaa shirkii uga socday Nairobi ay hada soo gabagabeeyeen.

Shir Jaraa’id oo ay qabteen Siyasiyiinta ugu tunka weyn Xisbiyda iyo Beesha Caalamku ayay dhaliil culus dusha uga tuureen Xumuumda Mdaxweyne Farmaajo oo ay ku eedeeyeen iney ku fashilantay mandhaadkii loo doortay iyo iney Dalka gaarsiiyaan Doorasho ka duwan qaabkii iyaga lagsoo doortay.

Xildhibaan Fiqi ayaa wuxuu yiri ” Waxaan isla garanay in Xukuumada aysan wakhtigeeda zhamahsan oo degdeg loo bdalo”

Hoos ka daawo

Waxyar sug Video-gu wuu soo dagaa

<