(VIDEO) Dayactir lagu sameeyay Nalalka Cad- Ceeda ku shaqeeya ee Bosaaso

 

Waxaannu saaka biloownay dayactirka nalalka wadooyinka ee ku shaqeeya cadceedda. Nalalkan ayaa ah kuwa u baahan xannaano iyo fara ku hayn joogto ah in la ilaaliyana mudan,waxayna ka qeyb qaadanaysaa bilicda iyo quruxda magaalada Boosaaso.Wabillaahi Towfiiq.

SlÄet op af Duqa Magaalada Bosaaso:Abdisalam Bashiir i Mandag den 8. april 2019

<