(Dhegayso) Dhismaha waddada dhex marta degmada Burtinle oo meel fiican maraysa

Maamulka iyo shacabka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ku guulaystay in ay si wada jir ah u dhamaystiraan waddada wayn ee dhexmarta magaalada Burtinle.

Waddadan ayaa waxaa lagu dhisayaa si isku tashi ah,mana jirto Hay,ado ka taageeraya dhismaha waddadan.

waxaa maanta la soo gaba gabeeyay  700mtr oo  laami ah.

Dhegayso.
<