
Maamulda degmada Bosaaso ayaa daah furay barnaamij lagu diiwaan gelinayo baabuurta Tagaasida ah ka hawl gala gudaha magaalada Boosaaso .
Ujeedka diiwaan galintan ayaa waxa uu maamulku uu ku sheegay in ay uga goleeyihiin sidii loo kala garan lahaa baabuurta Tagaasida ah iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee dadweynaha.
Wariyaha Puntlandi.com ee magaalada Bosaaso ayaa warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.
Sawirro.