Wasiirka waxbarashada Puntland,” Goodax iyo dadka lamidka ah halis ma galin karaan mustaqbalka waxbarasho ee carruurteena

Wasiirka Wasaaradda Dowladda Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa u sheegay wasiir Goodax iyo kuwa lamidka ah inaysan halis galin karin mustaqbalka waxbarashada ee ubadka reer Puntland.

Halkaan hoose ka dhegayso.

<