
Taliska Booliska gobolka Banaadibanaadir ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Qaraxan ayaa la sheegay in ay ku dhinteen 5 qof oo shacab ah, halka dhawaca uu gaarayo ilaa iyo 6 qof oo kale .
Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Sakiya Xuseen ayaa barteeda Facebook ku soo qortay khasaarihii ka dhashay qaraxan.