(VIDEO) Wasiirka Maaliyada Puntland oo kormeer ku tagay Bangiga dhexe ee Bosaaso

Waiirka Maaliyadda Puntland oo booqday Bangiga boosaaso

BoosaasoWasiirka Waaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa booqday Bangiga Dawladda Puntland ee Boosaaso.Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

SlÄet op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Mandag den 15. april 2019

 

 

<