
Dowladda Puntland ayaa ka hadashay duqeyntii shalay ka dhacday inta udhexaysa Hul-Caanood iyo magaalada Xiriiro oo katirsan degmada Isku shuban ee gobolka bari.
Duqeyntan ayaa waxaa lala bar tilmaameedsaday Cabdixakiim Dhoqobeed oo ahaa ku xigeenkii hogaamiyaha kooxda Daacish Sheekh Cabdulqaadir Muumin.
Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan ayaa ka warbixinaya khasaarihii ka dhashay duqeynta.