(VIDEO) Guddiga xiriirka kubada cagta Puntland oo maanta lagu dhawaaqay

Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo  ciyaaraha Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday guddiga xiriirka kubada cagta Puntland oo ka kooban shan xubnood iyo xogayn aan weli lasoo magacaabin.

Wasiirka wasaaraddaan Jaamac Faarax ayaa warbaahinta udulmaray warqadii lagu magacaabay guddigaan oo ah guddi kumeel gaar ah oo shaqayndoona muddo hal sano iyo bar ah.

Waxaa guddigaan guddoomiye u ah Maxamed Cali Ciiro oo ahaa tababarihii xulka kubada cagta Puntland.

Halkaan ka daawo.

 

<